Dil galabta ka dhacay Goof Dalxiis loo tago oo kuyaala Degmada Dayniile

Wararka aan ka heleyno degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in galabta fal dil ah uu ka dhacay goof inta badan dalxiis loo tago sidoo kale sawirro kusoo galaan dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Goobjooge ayaa noo shegay in ciidamada amaanka Degmada Dayniile xabad ku rideen gaari nuuciisa lagu sheegay Noah oo si xowli … Continue reading Dil galabta ka dhacay Goof Dalxiis loo tago oo kuyaala Degmada Dayniile